Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Al-Shabaab oo War la filayey ka soo saartay Qaraxyada Muqdisho

buy Malegra DXT, Kamagra Polo online, acquire clomid. Intagra no rx, acquire lioresal. order dapoxetine.

Ururka Al-Shabaab ayaa war deg deg ah ka soo saaray Weeraradii loo adeegsaday Gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u sheegtay Masuuliyada Qaraxyadaas oo ka dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxyada oo ahaa kuwa aad u xoogan ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen ilaa 12, ruux, waxana gaadiidka gurmadka deg deg ah ay weli ku mashquulsan yihiin daabulida dadkii ku wax yeeloobay Halkaasi.

Weli ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Dowlada Fedraalka iyo Saraakiisha AMISOM oo ku aadan Qaraxyadaasi.

You must be logged in to post a comment Login