Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Ciidamada Gallaan oo la wareegay deegaano ka tirsan Puntland

buy tadalafil, buy Zoloft Penegra for sale, order lioresal. clomid buy online, buy clomid online. .

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in maanta deegaano katirsan Gobolka Bari ay la wareegeen ciidamo aad u hubeesan uu wato Gudoomiyihii hore ee gobolkaasi C/samad Maxamed Galan.

Ciidamada uu watao C/samad Galan ayaa la wareegay deegaanada Belidhidin , Kalabeyr iyo deegaano kale oo katirsan gobolka Bari ee Puntland.

G/hore ee G/Bari ayaa ka baxsaday Boosaaso kadib markii ciidamo katirsan Puntland ay weerar ku qaadeen gurigiisa, waxaana xiligaa lagu eedeeyay in uu abaabulay banaan baxyo rabshado watay oo ka dhacay Magaaladaasi.

Gobolka Bari waxaa laga dareemayaa xiisad dagaal waxaana shirar gaar leh saraakiisha hogaamineysa ciidamada kala duwan ee Puntland oo ka arinsanaya sida ay ka yeelayaan duulaanka ciidanka uu Wato G/ hore ee G/Bari.

You must be logged in to post a comment Login