Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Ciidamada Itoobiya oo iskaga baxay Degmo Muhiim ah iyo Al-shabaab oo durba qabsaday

cheap neurontin, order Eriacta online cheap order periactin, buy dapoxetine online. , zithromax online. cheap dapoxetine.

Wararka ka imaanaya Degmada Rabdhuure ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ay halkaa iskaga baxeen.

Waxyar ka dib ka bixitaankooda Rabdhuure ayaa waxaa la wareegay Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab Degmada Rabdhuure ee Gobolka Bakool,kuwaas oo Fariisimo ka sameystay.

Ciidamada Itoobiya ayaa u dhaqaaqay dhanka Degmada Xudur ee Xarun Goboleedka Gobolka Bakool,lamana oga Sababta ka dameysa ka bixitaanka Rabdhuure.

Sida la wada ogyahay Fariisimaha ay faarujiyaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa dib u qabsada Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab.

You must be logged in to post a comment Login