Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: C/wali Ibraahim Goordhow la dilay & Warar sheegaya in…

Viagra Soft buy online, Zoloft reviews.
paroxetine tablets buy, buy Silagra online, order lioresal. acquire clomid.

Warar goor naga soo gaaray magaalada Jowhar ayaa sheegaya in taliyihii nabad sugida gobolka Sh/dhexe halkaas lagu dilay caawa.

Wararka ayaa sheegaya in taliyaha oo la oran jiray C/wali Ibraahim lagu dilay xarunta nabad sugida magaalada Jowhar, waxaana dilkiisa ka dambeeyey askari ka tirsanaa ilaaladiisa.

Ma jiraan warar faahfaahsan oo weli ka soo baxaya qaabka uu dilkan u dhacay iyo sababta ka dambeysay in askarigan uu dilo taliyihiisa.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Sh/dhexe oo goor dhow aan la xiriirnay ayaa xaqiijiyey dilka taliyaha balse faahfaahin intaas dheer kama aysan bixin.

Sadex askari oo kale ayey wararku sheegayaan iney ku dhaawacmeen goobta lagu dilay taliyaha, waxaana ciidamada amaanku ay baadi goobayaan askariga dilka geystay oo baxsaday.

Saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in la xiray ku dhowaad 20 askari oo ka tirsan ciidanka nabad sugida, waxaana socda baaritaano.

You must be logged in to post a comment Login