Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deg Deg: Daawo Dagaal Culus oo ka Qarxay Somaliland, Baroor, Banaanbax iyo Saraakiil lagu dilay Qorligub Sawiro

Malegra no rx, acquire lioresal.
 

Waxaa magaalada Gabiley maanta ka dhacay Banaanbax Aaad u xoogwayn kaasi oo isku badalay dagaal laysku Adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan.

Dad wayne aad u tiro badan oo cadhaysan ayaa ku Baroortay Laba Sarkaal oo dhowaan lagu diley Tuulada Qorligud oo mid kamid ah uu kasoo jeeday Magaaladaasi gebelay, Dumarka ayaa dhankooda Ku baroor qabsaday Meesha, waxaana markii danbe goobta Hadheeyay dhowaaqa Rasaasta lays Dhaafsanayey.

Waxay sheegeen inay dishey Sarkaalkooda Beesha Siilaanyo ee Habar-jeclo oo usoo Gaashatay Shaadh ciidan, Waxayna Balan ku qaadeen inay ugu aari doonaan Sida ugu dhaqsha badan, Baanbaxyaasha ayaa sheegay in hadii ay yihiin deegaanada Galbeedka aysan jirin wax ka yaala deeganada lagu diley Ragaasi.

 

You must be logged in to post a comment Login