Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:-DFS oo xaqiijisey in weerarkii Saakoow lagu dilay…

Viagra Gold no rx, lioresal reviews.

clomid online, Female Viagra buy online, generic dapoxetine. acquire clomid.
Waxaa goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri ayuu kaga hadlay Arimo la hadal hayey.

Waxa Saxaafada ay aad uhadal heysay Saacadihii udambeeyey in la dilay Saraakiil Sar sare oo Amiirkii Al Shabaab Axmed Abu Cubeyda iyo Afhayeenkii Howlgalada Al Shabaab C.casiis Abu Muscab ay ku jiraan.

C/kaamil waxa uu qiray in weerarkaasi uu dhacay ayna fuliyeen Ciidan Ajnabi ah oo ka socday Mareykanka iyo kuwa Soomaaliya oo isla socday islamarkaana lagu dilay Degmada Saakoow Saraakiil Al Shabaab ah.

Waxa uu Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaalia ka gaabsaday warka sheegaya in Saraakiisha la dilay uu ku jiray Amiirkii Al Shabaab Axmed Abu Cubeyda taasi oo Dawladu ay weli Xaqiijijn ay ku mashquulsan tahay.

You must be logged in to post a comment Login