Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Diyaarada Sida Madaxweynaha Turkiga oo soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

buy Cialis Jelly online, lioresal reviews.

Wararka naga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay soo caga dhigatay Diyaarada sida Madaxweynaha dalka Turkiga.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Diyaaradaan oo ah mid aad u weyn ay ka soo degayaan Wafuud uu hogaaminayo Madaxweyne Erdogan.

Wariyaal ku sugan Garoonka Diyaaradaha ayaa ku soo waramaya in Madaxweynaha Turkiga iyo Xaaskiisa ay ka soo degaan Diyaaradaasi.

Wafuudu kale ee la socota Madaxweynahaas ayaa sidoo kale ka soo degay Diyaarada Bedka weyn ee wada Wafdiga Turkiga.

You must be logged in to post a comment Login