Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deg Deg: Diyaarado Dagaal oo goordhow Duqeeyay Amiiro Shabaab ah

buy Female Viagra online, order Zoloft.

baclofen without prescription, Tadalis SX Soft no rx, acquire dapoxetine. buy Zoloft.
War hada soo dhacay ayaa waxaa ay sheegayaan in Diyaarado dagaal ayaa goor dhow duqayn ka geestay gobalka Jubbada Hoose sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xoog ogaal ah oo ku sugan Mamagalaada Kismaayo.

Wararka ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday deeganka Cabdi-Dhoore oo 30-km dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo in lagu dilay lix ka tirsan kooxda Al- Shabaab.

Dad Goob joogayaal ah ayaa Warqaad.com u sheegay in lixda nin ee lagu dilay duqeynta ay isugu jiraan mas’uulyiin Sar sare iyo ciidan Shabaab ah.

Dadka noo warramay waxaa kaloo ay sheegayaan in ka hor inta aysna duqeynta dhicin ay ciidamo Mareykan ah iyo Soomaali ay lug ku galeen deegaannada Xaar-Xaar-ka iyo Cabdi-Dhoore halkaasoo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Weerarkaan ayaa ku soo aadaya iyadoo weerar xoog badan uu ka dhacay gobalka Shabeelaha Hoose kaasi oo ay fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka.

 

You must be logged in to post a comment Login