Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Galmudug oo Shabaab Dib ugu celisay Deegaanada Puntland

Cialis soft FRUIT for sale, buy Zoloft.
Ciidanka Difaaca Galmudug Waxay Maanta Si Rasmi ah ugu Guuleesteen Celinta Shabaabka Kasoo Baxay Dhanka Maamul Goboleedka Puntland.

Ciidaka Galmudug oo Shalay ku Baxay Dhanka Deegaanada Hoos Taga Afbarwaaqo Ayaa Maanta Dagaal Xoogan ku Qaaday Shabaab Soo Galay Tuulada Jirayga Halkaasi oo Qasaaro Xoogan ugu Geesteen Kooxda Shabaab.

Dagaalkaasi Waxaa Shabaabka Qasab ku Noqotay in ay Dib ugu Laabtaan Dhulka Hoodka ee Puntland Waxana Dhankaasi kale kasoo Baacsanaya Ciidanka Dowlad Goboleedka Puntland.

Sida Wararku shegayaan, waxaa hada Laga Baqayaa in Ciidan Shabaab oo kasoo Baxay Dhanka Xarardheer iyo Caad ay Gurmad Ahaan u soo Gaaraan Shabaabka ku Godoonsan Deegaanada Afbarwaaqo Hoostaga.

Shabaabkaasi oo kasoo Baxaya Caad iyo Xarardheer ayaa soo Maraya Dhulka Galmudug Taasi oo ku Adkaaneysa Madama Meel Sidaasi uga Fogeen Xarardheere ay ku suganyihiin Ciidanka Difaaca Galmudug.

Ciidankan ayaa Raba in ay Soo Bad Baadiyaan Rag Saraakiil Shabaab ah oo ku Godoonsan Dhulkaasi u Dhaxeeya Galmudug iyo Puntland.

You must be logged in to post a comment Login