Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG Goorta Xukuumada la horgeynayo baarlamaanka oo la shaaciyay

Waxaa goordhow soo idlaaday kulan gaar ah oo ay yeesheen xubnaha gudiga joogtada baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayay arimaha xukuumada cusub ee Soomaaliya.

Xuseen Carab Ciisee, oo kamid ah gudiga joogta baarlamaanka ayaa goordhow  , wuxuuna sheegay in la isku raacay in xukuumada cusub baarlamaanka la horkeeno maalinta Sabtida ee soo socota.

periactin tablets buy, cheap lioresal.

Wuxuu sidoo kale sheegay in gudiga ay ka hor yimaadeen dalabka kasoo yeeray ra’iisul wasaaraha oo ahaa in Isniinta baarlamaanka ay horkeenayaan xukuumada cusub, laakiin la isku raacay maalinta Sabtida.

You must be logged in to post a comment Login