Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deg Deg: Gudoomiyaha iyo Xoghayaha NUSOJ oo Caawa la doortay (Sawirro)

  Brand Viagra for sale, acquire lioresal. Malegra FXT no rx, buy lioresal online. buy clomid cheap, buy lioresal online. nos2Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay Doorashada Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.

Doorashada oo ay ka qeybgalayeen ergooyin ka kooban 149 oo ka kala yimid Gobolada Dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho goor dhaw ku doortay Guddoomiyaha Cusub ee Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.

Doorashada oo aheyd mid adag ayaa waxaa wareega labaad ee u tartanka Guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ isugu soo haray Labo Wariye oo kala ah Maahir Jaamac Aadan iyo Aadan Maxamed Salaad”Aadan Kismaayo.

Ergooyinka oo kala taageeraayay labada Musharax ayaa markii danbe waxaa batay taageerayaasha Maahir Jaamac Aadan, waxaana sidaa ku Guuleystay Maahir Jaamac oo ah Guddoomiyaha cusub ee NUSOJ, isaga oo helay Cod gaaraya 93.

Xoghayaha Ururka ayaa waxaa sidoo kale loo doortay Maxamed Ibraahim Macalimow, oo markiisii hore la loolamaayay Saxafi kale oo lagu magacaabo Cali Baashi oo xili danbe tanaasul sameeyay.

nos2

nos3

nos4

nos5

nos6

You must be logged in to post a comment Login