Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG : Habar Gidir oo La wareegtay Magaalada Marka

DEG DEG : Habar Gidir oo La wareegtay Magaalada MKadib Dagaal Xoogan oo xalay bilowday ayaa waxa maleeshiyaad taabacsan Beesha Habar Gidir ay usuurta gashay inay gacanta ku dhigaan degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalka Xoogiisa ayaa ka dhacay halka loo yaqaano Waa cuneenaa Waa Cabeenaa iyo Cusmaan quule iyadoona khasaaro kala duwan uu dagaalkaasi geystay.

Ciidamada Udaacada ah Habar Gidir ayaa Saaka Aroortii Gacanta Ku dhigaan Magaalada Marka Cadeey iyadoo Maleeshiyaadkii Beesha Biya Maal laga saaray. order Kamagra online cheap, purchase Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login