Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Ismiidaamiye Iyo Gaari uu Watay Oo Lagu Qabtay Kismaayo Kahor Inta Aanu..

where can you buy nolvadex, acquire Zoloft. Kamagra for sale, Zoloft withoutprescription. Cialis Jelly without prescription, buy zithromax.

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Jubbaland ay gacanta ku dhigeen gaari saarnaa walxaha qarxa iyo qof ismiidaamiye ah.

Ninkaan ayaa lagu qabtay xaafadda Farjanno ee Kismaayo, waxaana la sheegay in xilliga la qabanayey aanu is qarxiyaha doonayey inuu is dilo aanu gaari saarnayen balse gurigii lagu diyaarinayey loogu galay.

Ciidamada AMISOM ayaa degdeg ku kala furay walxahan qarxa, sidoo kalena ninkii la qabtay waxaa loo qaaday xero ciidan oo ku taalla duleedka magaalada Kismaayo.

You must be logged in to post a comment Login