Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Kooxo Hubeysan oo Muqdisho ku weeraray Masuul ka tirsanaa…

buy Sildalis online cheap Silvitra tab no rx, buy Zoloft online buy Silfar online, lioresal online. . , clomid reviews.
Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa lagu waramayaa in gelinkii dambe ee maanta ay suuqa bakaaraha ku dhaawaceen xisaabiyiha guud ee Bankiga dahabshiil.

Xisaabiaya ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay maxamed xirsi, dhaawaciisa ayaana loo qaaday cisbitaalka madiina oo hadda lagu dabiibayo.

Rasaasta ayaa ka haleshay Madaxda iyo gacanta waxaana weerarkaasi loo geestay xilii uu kasoo rawaaxayay goobtiisa shaqadda.

Dhaawaca ayaa la sheegay inuu yahay mid halis ah waxaana hadda loo gudbiyay qolka saaladda sida uu  xaqiijiyay mid kamida eheladda xisaabiyaha guud ee bankiga dahabshiil.

Kooxihii dilka geestay ayaa ka baxdasay goobta ay falka ka geesteen.

You must be logged in to post a comment Login