Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG : Kooxo Weeraray Shaqaale Samafal G/Hiiraan

Wararka kaga soo gaaraya deegaanka Beer Gadiid ee Duleedka B/weyne ku taalla ayaa waxay sheegayaan in kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen Shaqaale katirsan Hay’ada Save The Children.

Weerarkaasi waxa ku dhintay Labo qof iyo dhaawaca tiro kale kadib markii iska horimaad uu dhacay iyadoo ilaalo shaqaale katirsan Hay’adaasi ay iska caabin xoogan sameeyeen.

Warar Warqaad helayso ayaa sheegaya in labada qof ee dhintay ay ahaayeen wiil iyo Aabihiis.

Xiisad ayaa laga soo sheegayaa Deegaanka Beer Gadiid oo udhaw Degmada Matabaan 30 KM ayeyna Xarunta Gobolka Hiiraan ee B/weyne.

cheap zoloft, cheap Zoloft. Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login