Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Madaafiic ka socota Degmada Qoryooley”Xaalado oo Xun

Wararka laga helayo Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Caawa Dagaal yahano ka tirsan Ururka ay Madaafiic Culus ku garaaceen Magaalada Qoryooley ee Gobolka Sh.Hoose.

Al Shabaab ayaa Weerarkan Madaafiicda ah waxey ku garaaceen Fariisimaha Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Magaalada Qoryooley iyadoona uu Weerarkaasi ka dhashay Qasaaro kala duwan.

Weerarka Madaafiicda kadib ayaa waxaa bilaawday Dagaal Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dhinac socda kuwa AMISOM iyo Ururka Al Shabaab.

baclofen online, purchase zithromax.

Waxuu Dagaalkan ka socdaa Xaafado ka tirsan Magaalada Qoryooley ee Gobolka Sh.Hoose iyadoona aan la ogeyn Qasaaraha ka dhashay Maadaama uu wali Dagaalka socdo.

Kala soco waxii ku soo kordha Badweyn.com

You must be logged in to post a comment Login