Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:-Magaalada Cadaado oo Saaka Jawi Kale Gashay+Ciidan Buux Dhaafiyey

buy Malegra online Female Cialis for sale, acquire dapoxetine. , dapoxetine online.

order depakote, order clomid.
Sida ay sheegayaan wararka saaka naga soo gaaray Magaalada Cadaado Ee Gobolka G/gaduud waxay sheegayaan in Magaaladaasi saaka Isbadel uu ka jiro.

Ciidan badan ayaa buux dhaafiyey Cadaado kuwaasi oo la sheegay inay Amaanka sugayaan kadib Wafdi la sheegay in Dawlada Soomaaliya ka socda oo halkaasi ku wajahan saacadaha soo socda.

Xarunta KMG ah Ee Maamulka Galmudug Waa Cadaado waxaana Saaka tegaya Mas’uuliyiin ay ku jiraan Taliyeyaal Ciidan oo katirsan Kuwa Qalabka Sida Ee Soomaaliya.

Saraakiisha Amniga Galmudug waxay sheegeen in Amniga si weyn loo adkeenayo maadaama Wafdigaasi ay tagayaan Magaaladaasi.

You must be logged in to post a comment Login