Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:-Mas’uul katirsan D.F oo lagu Dilay Muqdisho (MAGACIISA)

buy Tadalis SX Female Viagra buy online, Cialis buy online, acquire lioresal. generic dapoxetine. , buy dapoxetine.
Koox hubeysan ayaa goor dhaweyd waxay ku dileen Magaalada Muqdisho mas’uul katirsanaa Maamulka Degmada Shibis Ee Magaalada Xamar.

Wararka waxay sheegayaan in dhalinyaro ku hubeysan Bistoolado ay dhowr xabo la dhaceen Marxuum Ilyaas C/llaahi Sheekh oo ahaa gudoomiye waaxeed katirsanaa Maamulka Degmada Shibis.

Dableeyda Dilka geysatay sida caadada aheyd waxay ka baxsadeen goobta oo waxana meesha meydka muddo Saacad ku dhaw ka qaaday Ciidan katirsan Dawlada Soomaaliya.

Ururka Al Shabaab ayaa inta badan sheegta mas’uuliyada weerarada nuucaan oo kale ah waxaase falkaan uu qeyb ka yahay Amni daro 48 Saac ee lasoo dhaafay ka dhacday Muqdisho oo qaraxyo iyo dilal ay ka dhaceen.

Laamaha Amniga Soomaaliya ayaa waxay sheegeen inay wadaan baaritaan amni xaqiijin ah hadana Magaalada waxa ka dhacaya dilal iyo Fadqalalo Amni xumo.

You must be logged in to post a comment Login