Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:-Mas’uul katirsan DF oo Salaadii Cishaha Caawa Lagu Dilay Muqdisho

Cialis Jelly without prescription, buy zithromax.

Warar goor dhaweyd oo caawa ah, ayaa  sheegaya in Salaadii Cishaha markii la aadaamayey degmada Hodan Dil uu ka dhacay.

cheap sildenafil, cheap lioresal sildenafil reviews, clomid reviews. .

Waxaa lasoo sheegayaa in Dableey Hubeysan ay ku dileen Xaafad katirsan Degmadaasi Sargaal katirsanaa Ciidanka Meliteriga Soomaaliya.

Marxuumka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Sabri Cadoow waxaana la ogeyn cida dilkiisa geysatay balse loo maleenayo Ururka Al Shabaab.

Waa Weerarkii Seddexaad oo 12 Saac gudaheed ka dhacay Muqdisho,Duhurnimadii waxa lagu dilay Qarax Ismiidaamin Ah Taliye Goobaale iyo Ciidan la socday waxaana Caawa Maqribkii sidoo kale Deg.Waaberi lagu dilay Fanaan Cabdi Maxamuud Safaari.

Amniga Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu noqday Saacadihii lasoo dhaafay mid faraha kasii baxayey xilli Dawlada Soomaaliya ay sheegtay in nabad gelyada la sugayo dhawaana doorashada dhici doonto.

You must be logged in to post a comment Login