Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:-Mas’uul katirsanaa D.F oo lagu Dilay Muqdisho (Magaciisa)

tadalafil withoutprescription, generic zithromax.

Viagra online Apcalis SX without prescription, acquire clomid. , generic zithromax.

War goor dhaweyd naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa  waxay sheegayaan in rag hubeysan ay ku dileen Degmada Kaaraan Sargaal katirsanaa Ciidanka Dawlada Soomaaliya.

Koox sitay Bistoolado ayaana la sheegay inay toogteen Cali Cadoow oo ka mid ahaa Saraakiisha Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Hogaanka Gaadiidka.

Ragga dilka geystay oo dhalinyaro ahaa ayaa goobta ka cararay sida la sheegay markii ay falkaasi dilka fuliyeen,iyadoona xaaladu ay markii dambe noqotay mid kala carar ah.

Meydka ayaa waxa kasoo qaaday meesha ciidan katirsan Dawlada Soomaaliya iyadoona howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha ku dhaw goobta ay wax ka dhaceen.

Cali Cadoow Maxamuud oo ka mid ahaa Saraakiisha Booliska Soomaaliyeed kuwooda ugu fir fircoon.

You must be logged in to post a comment Login