Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: M/weynaha Turkiga oo dib u dhigay Safarkii uu ku imaan lahaa Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Turkiga Raceb Dayib Ordugan ayaa ka baaqday Safarkii uu ku imaan lahaa Magaala Madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo goordhow la hadlay Warbaahinta ayaa xaqeejiyay Warka la xiriira Baaqashada Ordugaan.

Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada ayaa u xirnaa Imaashaha Madaxweynaha Turkiga oo si weyn looga qadarinayo Soomaaliya.

clomid for sale, cheap clomid.

Baaqashadaan ayaa timid kadib markii uu geeriyooday Boqorkii dalka Sacuudi Carabiya Boqor Cabdallaha Bin Cabdul Casiis.

You must be logged in to post a comment Login