DEG DEG: Nabadoon caan ah oo goor dhow Muqdisho lagu dilay + Magac

Filed under: Wararka |

Nabadoonka ayaa la dilay xili uu ku sugnaa Isgooyska Zoobe ee magaalada muqdisho.

Kooxda dilka geysatay ayaa watay hubka fudud iyadoona ay risaas xoogan ay huwiyeen nabadoonka xili uu taagna meel aan ka fogeyn Isgooyska Zoobe ee degmada Hodo .

Nabadoon Cadbulaahi Axmed Rooble ayaa kamid aha waxgaradka soomaaliyeed iyadoona aan la ogeyn sababta dhabta ah ee ka danbeysay dilkiisa.

Raga falka dila fuliyay ayaa isaga baxsaday goobta dilka ay ka geysteen iyadoona aysan jirin cid ilaa haatan soo qabatay.

Magaalada muqdisho ayaa mudooyinki la soo dhaafayay waxaa ku soo badanayay falalka amaanka lidka ku ah iyadoona qaraxyo iyo dilal qorsheysan ay magaalada ka dhacayeen.

Posted by on November 9, 2016. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=KOQ34B1Nfes&w=468&h=60]

One Response to DEG DEG: Nabadoon caan ah oo goor dhow Muqdisho lagu dilay + Magac

  1. /Users/MamaAyan/Desktop/Chef Nuuradiin production Food.mov

    Nuradin Kamal
    November 9, 2016 at 15:27

Leave a Reply