Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
celebrex without prescription, purchase clomid.
buy Brand Cialis online, purchase lioresal.
Wararka ka imaanaya Magaalada cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa sheegaya in Maamulka Puntland ay ka maqan yihiin Shir looga hadlayo Kobcinta Federaalka oo dowladda Federaalka iyo mamaul Goboleedyada uga Furmay Magaalada cadaado.
Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa noo Xaqiijiyay in shalay la filayay in ay Cadaado yimaadaan wasiirka arrimaha Gudaha Puntland wafdi uu Hogaaminayo Balse ay ka baaqdeen.
Warar hor dhac ayaa sheegay in sababta Puntland uga maqan tahay Shirka ay tahay inuu jiro khilaaf ku aadan ka qeyb galka shi
You must be logged in to post a comment Login