Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:-Qaraxyo is xig xiga oo Goordhaw La Maqlay+Faah faahin Hordhac Ah

Qaraxyadaan ayaa ahaa mid aad uxooganaa oo laga maqlay sida la sheegay deegaano dhowr ah,waxaana dadku ay hadal hayaan waxa ay ahaayeen qaraxyadaasi.

Nuuca Qaraxyada weli lama sheegi karo waxaase loo maleenayaa miinooyin dhulka lagu aasay mar hore yihiin oo bartilmaameed qolyo gaar ah laga dhigtay.

periactin buy online, Apcalis SX Oral Jelly for sale, acquire sildenafil, lioresal online. buy clomid. purchase lioresal.

Waxay ka dhaceen Meel Fariisin u ah ciidanka Kenya oo ku taalla Xadka B/xaawo iyo Mandheera dadkana lagu baari jiray.

Rasaas ma jirin qaraxyada labada ah markii ay dhaceen waxaase hakad ku jira isku socodkii Xuduuda oo Soomaali badan ay Labada Waddan iskaga gooshi jireen halkaasi.

Khasaaraha ka dhashay ilaa hadda lama oga maadama ciidan ay deggan yihiin goobta la weeraray.

You must be logged in to post a comment Login