Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:-Rasaas ka dhaceysa B/Xaawo & Wasiirka Amni oo laga Dilay…

Malegra no rx, acquire lioresal. Kamagra buy online, purchase zithromax. order Viagra Caps online cheap, clomid reviews.

Wararkii ugu dambeeyey Ee Maqribnimadaan naga soo gaaray Magaalada Buula Xaawo Ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in xiisad kacsanaan ah halkaasi caawa ka jirto.

Kadib qarax ka dhacay gelinkii dambe Magaaladaasi ayaa waxay keentay in ciidan badan ay kusoo baxaan qaraxaasi oo xitaa Askari ilaalo u ahaa C/rashiid Xasan (Janan) Wasiirka Amniga Jubbaland la toogtay.

Qaraxa waxa lagu dilay Korneel Deeqoow Diiriye oo Sargaal Ciidan ahaa iyadoo Al Shabaab ay xaqiijiyeen dilkiisa iyo Afar Askari oo la socotay.

Ciidan qaab beeleed u abaabulan oo ka careysan qaraxaasi ayaana gaaf wareegaya magaaladaasi oo raadinaya qolyihii qaraxa ka dambeeyey.

Warar hoose ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Maqaayad Shacab iyo Ciidan buuxeen oo Korneelka halkaasi lagu dilay xilli Maamulka Jubbaland Mas’uuliyiin ka socda ay halkaasi kusugan yihiin.

You must be logged in to post a comment Login