Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Shabaab oo goordhow la wareegay Deegaanka Daynuunaay

Forzest online, buy lioresal online.

nolvadex without prescription, acquire dapoxetine.

Wararka ka imaanaya Deegaanka Daaynuunaay ee gobolka Baay ayaa sheegay in goordhow halkaas ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab.

Warar ayaa sheegaya in dagaal culus uu halkaasi ka dhacay iyadoona ciidamada Dowlada & Kuwa KGS oo halkaas ku sugnaa ay dib uga baxeen Magaalada sidaana ay shabaab ku galeen.

Saraakiil katirsan KGS & Militeriga Somaliya oo aan goordhaweyd qadka telefoonka kula xiriirnay ayaa ka gaabsaday in ay wax faah faahin ah naga siiyaan.

Lama oga ilaa hada khasaaraha ka dhashay dagaalkaas balse dadka ku nool daaynuunaay ayaa inoo sheegay in Maleeshiyo hubeysan oo wejiyada u xeran ay la wareegeen saldhiga & Meelo muhiim ah oo Daynuunaay ka tirsan.

You must be logged in to post a comment Login