Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Shabaab oo la wareegay xeradii Ciidamada Col’Barre Hiiraale..

order Kamagra Flavored online cheap, acquire zithromax.
 

order Tadalis SX Soft online, buy Zoloft online. generic dapoxetine, generic lioresal.

Warar Hoose oo aan ka heleeyno gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xeradii shalay ay ka baxeeyn ciidamadii Col’Barre Hiiraale ay la wareegeen maleeshiyada kooxda Al-Shabaab.

Dad ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in ay arkayeen maleeshiyaad aad u hbeysan oo gudaha u sii galaya Xerada Sabca Ashraaf kuwaas oo wata calanka madoow ee Shabaab.

Warar kale oo aan xaqiiqadiisa sidaa loo heyn ayaa sheegaya in xeradaasi ay duulaan ku yihiin ciidamada Itoobiya oo iyagu lagu wareejiyey hubkii & ciidankii taabacsanaa Col’Barre  oo horey xeradaasi ugu sugnaa.

Al-Shabaab ayaa horey ugu amray ciidamadii Barre Hiiraale in ay ku biiraan Shabaab ama ay ka soo horjeestaan oo ay tagaan Magaalada Kismaayo iyadoona ciidamaadaasi shalay la dejiyay Magaalada Kismaayo.

You must be logged in to post a comment Login