Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy tadalafil, acquire zithromax. Sublingual Viagra online, purchase clomid.
acquire tadalafil, acquire dapoxetine.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweynayo.
Weli kama aanu soo bixin garoonka, hase ahaatee mas’uuliyiin badan ayaa gudaha garoonka ugu galay si ay usoo dhoweeyaan, iyadoo ammaanka yahay mid aad loo adkeeyay.
Waxaa la sheegayaa in bannaanka garoonka ay buux dhaafiyeen Kumanaan shacab ah iyo sidoo kale ciidankii ugu badnaa ebed oo xirtay illaa isgoyska KM-4.
Waxa uu Sheekh Shariif la hadli doonaa shacabka, sidoo kalena waxa uu sheegi doonaa inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment Login