Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Wariyeyaal ay Xirtay dowlada oo dib u helay Xoriyadooda

Kadib 16 saacadood kudhawaad oo ay xabsi ay leedahay Nabad Sugida ku jireen Wariyeyaasha kala ah Maxamed Salaad Cusmana iyo Ibraahim Xaaji Yuusuf ayey goor dhaweyd oo duhurnimadii ah dib xoriyadoodii u heleen.

Labadaan Saxafi ayaa ushaqeeya Idaacada Goob Joog ee Magaalada Muqdisho waxaana shalay Xabsiga la dhigay xilli ay war ka raadinayeen meeshii qaraxa ka dhacay agagaarka Xeradii Afafsiyooni ee degmada Waaberi.

buy Kamagra online, clomid online.

Wariye Maxamed Salaad Cusmaan oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa xaqiijiyey in isaga iyo Ibraahim Xaaji Yuusuf ay dib xoriyadooda uheleen.

Dadaal badan ay sameeyeen Malkiilaha Idaacada Goob Joog Abshir Bukhaari oo saaxiib dhaw la ah Dawlada Soomaaliya iyo Ehelada Wariyeyaashaan ayaa waxa suurtagal ka dhigtay in lasoo daayey labada wariye ee la xiray.

Hadda dawlada Soomaaliya waxa gacanta ugu jira Wariyeyaal u kala shaqeynayey Idaacadaha Shabelle,Sky Fm iyo Risaala.

You must be logged in to post a comment Login