Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deg Deg: Xiisado dagaal oo ka jirta Baladxaawo & Masuuliyiin Isaga baxay

buy Super Tadarise online Viagra Professional buy online, Zoloft withoutprescription. , order dapoxetine buy Tastylia online, purchase lioresal. .

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa ku soo warramayo in xiisado dagaal ay ka taagan tahay degmada Baladxaawo ee gobolkaasi.

Xiisadda ayaa u dhexeysa Guddoomiyaha degmadaasi Baladxaawo Yuusuf Gaandi, iyo Wasiir ku xigeenka  Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka maamulka Jubbaland  Cabdirashiid Macallin oo shalay halkaas gaaray.

Warar ayaa sheegaya in Wasiir ku xigeenka markii uu tagay  Baladxaawo uu soo bandhigay Aragti isbedel loogu sameynayo maamulka oo ay ka biyo diideen Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan & Odayaasha dhaqanka .

Wasiir ku xigeenka ayaa la sheegay in Ciidamo fara badan uu  geeyay degmada Baladxaawo taas oo keentay in Xildhibaanka iyo Guddoomiyaha ay isaga baxaan degmada Baladxaawo ayna tagaan duleedka degmadaasi.

Masuuliyiinta u ambabaxay duleedka Baladxaawo ayaa sheegay in aysan dooneyn in ay ku dhex dagaalamaan dadka rayidka ah.

You must be logged in to post a comment Login