Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG : Xildhibaan lagu dilay Magaalada Muqdisho

Warar na soo gaaray ayaa waxay sheegayaan in kooxo hubeysan ay goor dhaw ku dileen degmada Dharkiinleey Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Somaliya.

Marxuumka ayaa waxa dilay dabley ku hubeysnaa bistoolado waxaana lagu magacaabi jiray Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal.

Waa xildhibaankii labaad oo 24 saac gudahood lagu dilo Muqdisho shalay ayaa waxa la dilay Marxuum Ibraahim Riino iyadoo dhaawac uu soo gaaray Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux.

You must be logged in to post a comment Login