Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Xildhibaanadda Galmudug oo laga xirtay xaruntii ay ku shiri jireen

Xildhibaanadda maamulka Galmudug ayaa maanta loo diiday in ay ku kulmaan xarunta maamulkaasi oo ku taala magaaladda cadaado.

Sababta ka dambeysa in uu baaqdo kullanka xildhibaanadda maamulkaasi ayaa lagu sheegay in xarunta shirka ee maamulka Galmudug ay leeyihiin dad gaar ah islamarkaana ay iyagu xerteen.

Xildhibaan Ca’isho Maxamud Warsame ayaa sheegtay in mudanayaasha maanta ay kulan ku lahaayeen xarunta balse markii ay tageen madasha kullanka ay la kulmeen xarunta oo xeran.

xildhibaanadda galmudug ayaa ku eedeeyay gudoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi in uu ka dambeeyo falka lagu xeray xarunta baarlamaanka Galmudug.

You must be logged in to post a comment Login