Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deg Deg:Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Galgala Ee Duleedka Boosaaso.

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ku dhaxmarayaan ciidamada Alshabaab iyo kuwa maamulka Puntland.

Dagaalka ayaa ka socday gudaha deegaanka Galgala oo Cabdi Wali Gaas maalmo ka hor sheegay in ciidankiisu ay ka qabsadeen xoogaga Al shabaab ee buuraha Goolis.

Cialis Super Active online, buy clomid.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa SomaliMedia u sheegay in mid kamida gaadiidka tiknikada loo yaqaan laga gubay maamulka Puntland kadib markii lala helay saaruukh Baasuuke.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in xilligii uu dagaalku dhacayay ay saraakiisha Puntland ay koox wariyaal ah geeyeen Galgala si ay guulo u sheegtaan balse dagaalkii maanta ayaa banaanka soo dhigay sheegashadii beenta aheyd ee maamulka Cabdi Wali Gaas.

You must be logged in to post a comment Login