Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:DHAGEYSO:Dagaal Culus oo hada ka qarxay Duleedka Laascanood Una dhaxeeyo….

Warar laga helayo Magaaladda Laascaanood ayaa xaqiijinaya dhawaqa madaafiicda iyo rasaasta ay ka maqlayaan deegaanka xero-daanteerta oo aan ka fogayn koonfurta magaaladda laaascaanood kadib markii Somaliland iyo khaatumo uu dagaal ku dhex-maray deegaankaasi.

HALKAAN KADAAWO Cialis Professional no rx, acquire zithromax.
Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii Dagaal yahano ka tirsan khaatumo iyo kuwa kale oo ka tirsan somaliland gurmad ahaan ugu socday jiida hore ee saax-dheer isku fara-saareen buuraha iyo boholaha xero-daanyeerta iyadoo wararka qaar laga helaayo sheegayaan in laga gubay 2 tikniko ah oo ay wateen somaliland.

You must be logged in to post a comment Login