Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:Kooxo Afka Soo duubtay oo Caawa toogtay Ganacsado Caanka ah Hiiraan

Wararka laga helayo Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay Ganacsade ku Dileen Degaanka Geeljir ee Degmada Matabaan.

Ganacsadahan oo magaciisa aan la shaacin ayaa Dabley hubeysanaa waxey ku toogteen Degaanka Geeljir ee Degmada Matabaan Iyadoona Kooxihii falkaasi geystay ay isaga baxsadeen goobta.

sildenafil withoutprescription, generic lioresal.

Goobjooge la hadlay Badweyn.com ayaa sheegay in Kooxaha marka ay dhaawaceen Ganacsadaha balse dhaawaciisa markii loo qaaday Isbitaal la soo sheegay in uu u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray Rasaasta lagu furay.

Sikastaba, waxaa ilaa iyo hada aan la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysa Dilka loo geystay Ganacsadahan oo ka ganacsan jiray Khaadka.

You must be logged in to post a comment Login