Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:Madaxweynaha oo shir muhiim ah Markab dagaal dushiisa kula leh saraakiil…

Warar soo baxaya ayaa waxaya sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, uu wada hadal muhiim ah kula leeyahay saraakiil ka socota dalka Turkiga kuwaas oo ku sugan dusha markab dagaal oo taagan xeebaha Soomaaliya.

Ilo wareedyo ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha iyo saraakiisha kulankooda looga wada hadlayo xaalada amaan ee dalka iyo waliba xariirka labada dal.

In kulanku ka dhoco markabka dushiisa ayaa waxaa la sheegay in ay sabab u tahay amaan darada dalka oo waayihii danbe sii xumaanayay.

Wali lama sheegin saraakiisha uu la kulmayo darajadooda, waxaana kulankaani imaanayasa iyada oo dhawaan ay soo saartay dowlada Turkigu amar lagu xirayo saraakiisha sar-sare ee Shabaab, lama shaacin hadii kulankaani lagusoo qaadayo amarkaasi.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah 

  Cialis soft FRUIT online, generic Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login