Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:Masuul Dowlada Katirsan oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Baydhabo

Waxaa Caawa Dabley Bistoolado ku hubeysnaa ay Xaafada Mursal ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku Dileen Xoghayihii Guddoomiyaha Xaafada Mursal ee Magaaladaasi Baydhabo.

Xoghayihii Guddoomiyaha Xaafada Mursal oo lagu magacaabi jiray Maxamed Deeq C.laahi ayaa Kooxo hubeysan sida la sheegay waxey ku toogteen Xaafada Mursal waxaana sidoo kale halkaasi lagu Dilay Askari ka tirsanaa Ilaaladiisa.

Apcalis SX without prescription, acquire clomid.

Dableyda Dilka geystay ayaa lagu soo waramayaa in goobta ay isaga baxsadeen Iyadoona aan jirin Cid loo soo qab qabtay Dilalka Caawa ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Ugu dambeyn majiro wax hadal ah oo ka soo baxay Maamulka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kaa oo ku aadan Falka Caawa lagu qaarajiyay Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Magaalada Baaydhabo.

 

You must be logged in to post a comment Login