Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deg Deg:Mas’uul Katirsnaa DF-ka iyo Ciidan ilaala u ahaa oo Lagu Dilay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay gaadiid ay la socdeen saraakiil katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Order baclofen, order Zoloft.

Goob Joogayaal ayaa xaqiijiyay in qarax ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi Lagu dilay Xoghayihii Dowladda Hoose ee degmada Afgooye Cali Caddoow iyo laba kamid ah ilaaladiisa.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in walxaha qarxa oo ku xirnaa gaariga sarkaalka uu qaraxa sameeyay waxaana dhaawac halis ah noqday 2 askar oo qeyb ka ahaa ilaalada Cali Caddoow.

Isbitaalka Xaawa Cabdi ayaa la dhigay askarta ku dhaawacantay qaraxa waxaana goobta wax ka dhaceen soo gaaray ciidamo katirsan DF-ka oo saldhigyo ku leh deegaanka Carbiska.

Lasoco wixii soo kordha

You must be logged in to post a comment Login