Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:Qarax Xoogan oo Hada kadhacay Degmada Baled-xaawo

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledxaawo Ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in Halkaa uu ka dhacay Qarax Xoogan oo Sababay Dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Dad ku sugnaa Goob maqaayad ah halkaa oo xiligaan soonka ah raashin loogu karinayay Dad ma soomayaal ah .
Wararku waxaa ay sheegayaan in Dhimashada ay gaareyso ilaa 5 in ka badan dhaawacuna intaas ka badan yahay Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira Askar Dowladda ka tirsan oo dadka Ma soomayaasha ah ka tirsanaa.
Wararku waxaa ay sheegayaan in Maamulka Degmada iyo Ciidamo dheeraad ah ay gaareen Goobta halkaa oo laga qaaday dadka dhaawacmay waxaana uu qaraxu ahaa mid Miino dhulka lagu Aaso . zoloft buy online, dapoxetine reviews.

You must be logged in to post a comment Login