Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:Rasaas Xoogan iyo Jawiga oo Kacsan oo haatan kataagan Xarunta Barlamaanka

Sida ay soo sheegayaan wariyaasha ku sugan Xarunta Barlamaanka ayaa sheegaya in rasaas xoogan haatan kadhacayso Xarunta Barlamanaka soomaaliya ayna buux dhaafiyeen Ciidamo Dowlada katirsan iyo waliba Amisom.
Rasaastaan oo lasheegay in sidii Roobka isugu daba dhacayso ayaa Ridayaan Ciidamada Dowlada AMisom ayagoona ku baqdin gelinaayo kooxaha soo hujuumay Xarunta Barlamaanka soomalaiya waxaana xaalada ay tahay mid aad u Kacsan
Gawaarida Amplaasta Deg dega ayaa goobta ka qaaday dhawacyo iyo dhimasho ka dhashay Weerarka xarunta Golaha Shacabka Lagu qaaday , mana lahayo wali qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkaasi oo daqiiqado yar kahor dhacay. buy paroxetine, buy dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login