Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Degmadda Baraawe oo xaallad kacsanaan laga soo sheegayo.

sida aan ka helayno dad ku sugan Degmadda Baraawe ayaa inoo Xaqiijiyay in waqti Xaadirkan ay xaallada aad u kacsan tahay ka dib markii ay Ciidamada Xoogaga Alshabaab ay Banaanka usoo wada saareen wixii tikniko ahaa ee xeryooyinkoodii ku xareesnaa.

wali si sax ah uma helin wax yaabaha keenay kacsanaantan balse warar hoose ayaa sheegay in sirdoonka Shabaab ay ka war helleen in duullaanka Huwanta AMISOM & Dowladda Federaalka ay kusoo wajahan yihiin halkaasi

You must be logged in to post a comment Login