Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhaawaca mid kamid ah Mas’uuliyiinta Maamulka Jubba oo dibada loola cararay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Adis ababa ee Xarunta dalka Ethiopia ayaa sheegaya in dhaawaca Wasiir ku-xigeenkii Arimaha Gudaha iyo Amniga maamulka goboleedka Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo maalmo ka hor ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay Adis ababa loola cararay Isbitaal.

Wasiirka ayaa la sheegayaa in Habeenimadii xalay loola cararay Isbitaal ku yaala dalka Thailand si dawayn caafimaad oo dheeraad ah u helo.

buy Apcalis SX Oral Jelly, dapoxetine reviews.

Xaalada Wasiir ku-xigeenka ayaa ah mid laga deyrinayo, iyadoona wararka qaar ay sheegayaan in Wasiirka uu dhiig uga furmay maskaxda, sida laga soo xigtay Mas’uul ka tirsan Maamulka.

Dhanka kale, Dhaawaca Wasiir ku-xigeenka ayaa yimid kadib markii baabuur uu saarnaa shil ku galay gudaha Ethiopia, waxaana ku geeriyooday darawalkii wasiir ku-xigeenka, halka uu isaguna kasoo gaaray dhaawac halis ah.

You must be logged in to post a comment Login