Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhaawacyadii ugu badnaa ee ciidamada Puntland oo caawa la geeyay..

buy zoloft online, Extra Super Tadadel online, buy dapoxetine online. buy Zoloft online. Extra Super Tadadel without prescription, generic dapoxetine.

Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug gaar ahaan isbitaalka Waqooyi waxaa caawa maqribkii la ge dhaawacyo gaaraya 35 ruux oo ku soo dhaawacmay dagaalkii maanta ee Garacad.

Dhaawaca la keenay isbitaalka Gaalkacyo 25 kamid ah ayaa waxay yihiin ciidanka Puntland sida mid kamid ah shaqaalaha isbitaalka uu u sheegay .

Isbitaalka ayaa caawa loo diiday dadka saa.idka ah waxana dhaawacyada qaar la jiifiyay isbitaalka.

Dhanka kale waxaa dhawacyada ku jira dad shacab ah oo ku sugnaa deegaanka uu maanta dagaalku ka dhacay .

You must be logged in to post a comment Login