DHAGAYSO: Shacabka deegaanka Bariire oo fariin lama filaan ah udiray DFS & Dadkii ugu badnaa oo…

Filed under: Wararka |

Shacabka deegaanka Bariire ee gobolka Sh/.Hoose ayaa dalbaday in loo ogolaado in deegaankaas ay kasoo rartaan reerahooda oo ay alaabtooda kasoo qaataan.

Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii deegaankaas uu noqday deegaan colaadeed oo ay adag tahay in shacabka ay ku noolaadaan

Qaar kamid ah odayaasha deegaanka ayaa ka dalbaday ciidamada dowlada in loo ogolaado iney alaabahooda ay ka qaataan halkaas.

HOOS KA DHAGAYSO FARIINTA REER BARIIRE

“:Waxaan ka dalbaneynaa dowlada in naloo ogolaado in alaabteena aan halkaas kasoo baxsano”ayuu yiri mid kamid ah odayaasha.

Deegaanka Bariire ayaa waxaa horey ugu soo barakacay dadkii daganaa kadib markii halkaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray ciidamada dowlada iyo dagaalyanahanada Shabaab

Posted by on October 13, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Leave a Reply