Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso:-Al Shabaab oo Kaxeystay Gaadiid Tikniko ah oo DFS Laheyd

Zenegra for sale, order lioresal.

Ciidanka Ururka Al Shabaab ayaa qaatay ama Kaxeystay baabuur Ciidanka Dawlada Soomaaliya lahaayeen kadib dagaal ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalka waxa uu ka dhacay Deegaanka Ceel waregoow oo Duleedka Magaalada Marka Cadeey Ku yaaalla waxaana Shabaabku ay wateen afar tikniko ah oo Ciidanka Dawlada lahaayeen.

Qof ka mid ah Dadka deggan Ceel wareegoow waxa uu sheegay in Ciidanka Al Shabaab ay dil ugeysteen Askar katirsan DFS iyagoo qaatay Hub Ciidankaasi wateen iyo Afar Baabuur oo Tiknikada Dagaalka.

Goob joogahaasi waxa uu sheegay in Al Shabaab ay haatan kusugan yihiin meel duleedka ka ah Deegaanka Ceel waregeoow waxaana ay la kulmeen Dadka Beeraleyda ah xilli dadku ay soo dhaweeyeen howlgalka Isbaarada Deegaankaas looga qaaday.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

You must be logged in to post a comment Login