Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO : Albaabka Hubka dawlada Yaa ufura Al Shabaab?

C/qaadir Macalin Nuur Siyaad waa Taliyah Saadka Meliteriga Dalka waxaana lagu Eedeeyey inuu ku Takrifalo Saadka Ciidanka isagoo siduu doono u isticmaalo.

Silvitra tab buy online, online Zoloft. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Maamulka K/Galbeed Somaliya C/qaadir Maxamed Calia yaa cadeymo ukeenay inuu Qaabkuu doono u isticmaalo Ina Macalin Nuur Hubka Dawlada.

22 (1)

Waxa uu ku Eedeeyey in dareeska iyo Rasaasta Dawlada in Taliyaha Saadka uu ugacan Geliyo Al Shabaab.

Halkaan riix si aad u dhageysatid warbixintaani

You must be logged in to post a comment Login