Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Amiir caan ka ah gobolada dhexe & saraakiil si xun loo dilay

Viagra Jelly buy online, cheap zithromax.

buy Viagra Gold, zithromax reviews. clomid for sale, lioresal online.
Saqdii dhexe ee xalay ayaa ciidamo ka tirsan dowlada gaar ahaa kuwa sida gaarka u tawabaran waxaa ay weerar ku qaadeen tuulada Ceel-timir oo 15 KM dhanka Koofur kaga beegan degaanka Galcad ee gobolka Galgaduud.

Wararka ayaa sheegaya in howlgalka lagu dilay ilaa 15 askari oo ka tirsan Al-shabaab,waxaana la sheegay in ay ku jiraan seddex sargaal oo Shabaab ah.

 

Guddoomiyaha Galcad Qadar Maxamuud Cali ayaa sheegay in 15-ka Shabaabka ah ee lagu dilay Ceel-timir ay ku jiraan seddex sargaal oo mid uu yahay guddoomiyihii hore ee Shabaab ugu magacownaa  Galcad.

Sidoo kale guddoomiyaha Galcad ayaa sheegay in ay ragga la dilay laga furtay hubkii ay wateen,waxaana uu intaa ku daray in meydadkooda la geeyay degaanka Galcad.

Ciidanka gaarka ah ee kumaandooska Soomaaliya ayaa habeyn hore waxaa ay weerar ku qaadeen degaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose.

You must be logged in to post a comment Login