Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: AMISOM oo Magdhow laga dalbaday Kadib Xasuuqii Shalay

buy tadalafil, buy dapoxetine.

buy Kamagra Chewable online, generic Zoloft.
Ehelada dadkii ciidamada AMISOM shalay ku dileen G/Sh/hoose ayaa sheegay in ay maxkamad la tiigsan doonaan ciidamada AMISOM maadam ay dileen dad shacab oo ay kuijraan dad waayeel ah.

Cabdiraxmaan Sheekh Cabdule oo ka mid ah Ehelada dadkii shalay lagu dilay Buulo mareer ayaa sheegay in sifa sharci u maridoonaan Ciidamada AMISOM ,islamarkaana AMISOM, looga baahanyahay in ay bixiso magdhow.

Ciidamada midowga Afrika ayaa marar badan muqdisho iyo gobolada dalka gawaari ku marsiiyey dad shacab mana jirto cid sharciga hor keentay.

Hoos ka dhageyso

You must be logged in to post a comment Login