Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: Banaanbax ka dhan ah Ciidamada Itoobiya oo bilowday

order Viagra Jelly online cheap, order dapoxetine.
Cialis Super Active buy online, purchase clomid. Kamagra buy online, purchase zithromax.

Banaanbax looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya Ee ku sugan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa hadda ka socda Magaaladaasi.

Banaanbax ayaa waxaa dhigaya Dadka ku nool Magaalada Buurdhuubo,kuwaas oo sheegay in Guryihii ay Degenaayeen Ciidamada Itoobiya ay Xoog ku dageen.

Qaar ka mid ah Odayaasha ku nool Magaalada Buurdhuubo ayaa sheegay in Dadka Dibadbaxa dhigaya ay yihiin Dadkii Guryahoodii Xoogga looga qaatay islamarkaana Ciidamada Itoobiya ay Diideen in ay ka baxaan Guryaha.

Sidoo kale waxaa Dadka Degaanka ay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ay Saldhigyo ka dhigteen Guryihii Dadka Rayidka ah daganaayeen.

You must be logged in to post a comment Login