Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: Barakac xoogan oo ka bilowday Degmada Jilib & Shabaab oo.

Intagra no rx, acquire lioresal. order sildenafil, order lioresal.

Waxaa barakac  xoogan laga soo sheegayaa in uu ka bilaawday deegaanno hoostaga degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe halkaas oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

 

Goobaha dadka ay barakaca ka sameynayaan ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Hargeysa Yareey iyo Faras Shabeel oo dhammaan hoostaga degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe halkaas oo Ciidamada Kenya ay duqeeyeen.

Qof deegaanka ah ayaa sheegay in dadka oo ahaa markii hore barakacayaal ka soo ag dhawaaday Webiga ay dib ugu noqonayaan dhulka Jiilaalka uu ka soo barakiciyay ee abaaruhu ay saameeyeen .

Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa aad ugu xoogan dagaalyahanada Ururka Al Shabaab.

You must be logged in to post a comment Login